Hadda waxaan qaadanaynaa mashaariic cusub

Waxaan dhisnaa
Astaamo ganacsi
oo dadku Xasuustaan.

Kaabe Digital waa shirkad suuqgeyn dijitaal ah. oo ka shaqeysah digital marketing, Social media, branding, printing iyo events — wax walba oo ganacsigaaga ka dhigaya mid la arko.

0
Mashaariic la dhammeeyay
0
Macaamiil ku qanacsan
0
Sano oo khibrad ah

Adeegyadayada

Afar adeeg oo isku xiran — laga bilaabo sawirkaaga ugu horreeya ee baraha bulshada ilaa xayaysiis buuxa oo Internet-ka laga daawado.

Shaqooyinkayaga

Qaar ka mid ah shaqooyinkii aan u qabanay macaamiishayada. Guji mid kasta si aad si buuxda u aragto.

Kooxdayada

Koox dhameystiran oo si toos ah ula shaqeysa macmiil kasta. Mashruuc walba qof baa gacanta ku haya, laga bilaabo fikradda ilaa la dhammeeyo.

Qiimaha iyo xirmooyinka

Qiimo cad, wax qarsoon ma jiraan. Haddii aadan halkan ka helin waxa kuu qalma, waan kuu habayn karnaa xirmo gaar ah.

Aan wada shaqeyno

Noo sheeg waxa aad rabto. Waxaan kuugu soo jawaabeynaa 24 saac gudahood.

Email kaabedigital@gmail.com WhatsApp +252 907 638 246
Xafiiska Galkacyo, Puntland, Soomaaliya

Waxaan ku jawaabnaa 24 saac gudahood.